1 May, 2022
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Jowhar ee…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Jowhar ee xarunta dowladda HirShabeelle.
Sheekh Shariif ayaa magaalada Jowhar u tegay inuu u tartamo kursiga xildhibaan HOP146 ee beeshiisa saami qeybsiga ay u leedahay.
Kursiga HOP146 waxaa ku fadhiyay Wasiirka Amniga Cabdullaahi Maxamed Nuur hase ahaatee hadda u tanaasulay Madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed.
Sheekh Shariif ayaa isla goor dhoweyd shahaada musharaxnimo ee la gudoonsiiyay kursiga HOP146