30 June, 2022
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo la qabto…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo la qabto Khamiis walba.
Shirka ayaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Dib-u-eegista mashruuca JPLG ee degmooyinka iyo hirgelinta hanaanka qiimaynta iyo dabagalka ee (PEMIS).
Shirka oo uu Madaxweynaha ku wehelinayay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa sidoo kale looga hadlay xaaladda abaarta iyo xaaladaha dadka nugul ( caruurta, haweenka iyo naafada).
Madaxweyna Laftahateen
Runbuu sheegay Somalia
Waxay ku jirta marxalad aad iyo
Aad uu XUUN, gacantii dadkeedana
Waa ka baxday?????
Rabbi TALO KUFILAN.