![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2021/01/astaanta-PL.jpg)
Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa maanta ku dhawaaqday liiska tobanka arday ee ugu sareeyey fasala 12aad ee imtixaanka shahaadiga Puntland, sanad dugsiyadeedka 2020/2021.
Hoos ka akhriso:
1. Yacquub Mursal Yuusuf – Boosaaso Public – Boosaaso
2. Cadnaan Cabdi Yaasiin – Imaamu Shaafici – Boosaaso
3. Axmed Luqmaan Maxamed – Ugaas Yaasiin – Boosaaso
4. Xasan Maxamed Xasan – Al Furqaan – Badhan
5. Saara Xasan Faarax – Al Nuur – Badhan
6. Cabdifataax Cabdiraxmaan Ciise – Dr Axmed – Garoowe
Cabdimaalik Mursal Yuusuf – Maxamed Cawaale – Boosaaso
7. Leyla Cabdiqaadir Daahir – Cumar Samatar – Gaalkacyo
Sundus Maxamed Xasan – Imaamu Nawaawi – Garoowe
8. Maxamuud Cabdisamad Xasan – Imaamu Nawaawi – Garoowe
9. Aadan Maxamuud Cali – Cumar Samatar – Gaalkacyo
10. Cabdixakiim Cabdullaahi Samatar – Imaamu Shaafici – Boosaaso
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2021/07/natiijada-imtixaanka-PL1-536x720.jpg)
Horseed Media