Published: April 1, 2020
by: Horseed Staff
Warbaahinta taageerta Xaradda Alshabaaba ayaa baahisay in xukun dil ah lagu fuliyay lix ruux oo lagu eedeeyay inay u basaasayeen dowlada Soomaaliya,kenya iyo Maraykanka.
Ururka Alshabaab ayaa dad badan isugu keenay goob fagaare ah oo ku taal degmada Bu’aale ee gobolka Jubbada Dhexe si ay u daawadaan fulina xukunkan. Alshabaab ayaan shaacin Magacyadda ragaan ay dilka ku fuliyeen.