Aqoonyahanka Gobolka Karkaar Oo Ka Hadlay Doorashada Soomaaliya 2021

Published: October 31, 2020

Dhalinyarada aqoonyahanka ah ee gobolka Karkaar oo caawa oo taariikhdu tahay 31da October 2020 shirweyne wadatashi ah isugu yimid magaalada Qardho ayaa kaga hadlay xaalada guud ee gobolka iyo doorashooyinka kusoo wajahan Soomaaliya.

Shirkan oo kusoo beegmay wakhti xasaasi ah oo kala guur ah ayey dhalinyaradu isku baraarujiyeen sidii ay aragti midaysan iyo mawqif cad uga yeelan lahaayeen doorashada xildhibaannada federaalka iyo cidda ku matali karta danaha deegaan ee heer Federaal.

Dood iyo falaanqayn dheer kadib, Shirka wadatashiga dhalinyarada aqoonyahanka gobolka Karkaar ayaa waxaa kasoo baxay dhowr qodob.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *