Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay duqeymo ay diyaaradaha dagaalka Kenya ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Gedo sida lagu sheegay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la filayaa in u socdaalo magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka…
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho Kolonyo gawaari uu la socday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa magacaabay xubnaha Guddiyada doorashooyinka kuraasta Xildhibaanada Gobolada Waqooyi ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa kula kulmay Xubnaha Midowga Musharraxiinta xilka madaxweyne ee Soomaaliya…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi ka kooban 9 xubnood oo qaabilsan qabanqaabada…
Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Xilgaarsiinta dowladda federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa Maamulka Somaliland ugu hambalyeeyay doorashada Golayaasha Baarlamaanka…
Raysal wasaaraha xil-gaarsiinta ee dowlada federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddi heer wasiiro ah oo soo xaqiijiya caddeymaha…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee dowlada federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee dalka…
Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada dalka iyo Raysal wasaaraha xil-gaarsiinta ee dowlada federaalka Soomaaliya ayaa maanta saaxiibada beesha caalamka kula kulmay xarunta…
Waxaa maanta oo sabti ah magaalada Muqdisho iyo Gobolada dalka lagu wadaa inuu si rasmi ah uga bilowdo Imtixaanka shahaadiga…
Ururka 7-aad Kumaandooska Xoogga Dalka ee Gor-gor ayaa tababar loogu soo xiray Dugsiga Isparta ee Dalka Turkiga, halkaas oo in…