Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi Sare oo Farsamo kaasoo ka taageeraya Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha…
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Xilgaar-siinta Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta aaladda fogaan aragga ku shir guddoomiyay…
Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdixakiin Xasan Ashkir ayaa la kulmay wefdi ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda…
Ergeyga gaarka ah Qaramada Midoobay ee Arrimaha Xuquuqul Insaanka ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku sheegay in ay…
Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay qarax miino oo ka dhacay deegaanka Jaziira ee duleedka magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Deegaanka Jaziira…
Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Xil-gaarsiinta Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Imaaraatka Carabta u fadhiya…
Qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay duqeymo ay dhawaan Ciidanka Kenya ka geysteen deegaano katirsan gobolka Gedo ayaa la gaarsiiyay…
Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa shaaciyey in gacanta lagu dhigay eedeysane loo heysto in 4-tii bishaan uu xaaskiisii ku dilay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo mudooyinkii dambe waday magacaabista Xilal cusub ayaa Agaasimaha Guud…
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame kana mid ah Musharixiinta xilka Madaxweyne ee Soomaaliya ayaa ka hadlay talaabadii ay xukuumadda Xilgaarsiinta ku…
Guddiga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu u xilsaaray kasoo talabixinta Gudiyada Doorashooyinka heer federaal ayaa xalay shaaciyay in 34 xubnood oo…
Taliska Ciidanka Xoogga dalka ayaa sheegay in horjoogayaal ka tirsan Al-shabaabay ku dileen dagaal maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano…