Xaflad lagu maamuusaayay sanad guuradii 5-aad ee ay shirkadda Favouri oo ay ka howlgashay Garoonka Diyaaradaha ee Aaden Cadde ee…
Masuuliyiin uu kamid yahay ra`iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa habeenimadii xalay isbitaalka waxa ay ku booqdeen…
Gudoomiyaha aqalka sare ee dalka Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa qoraal uu kasoo saaray xafiiskiisa waxa u ku magacaabay gudi xildhibaano…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta u ambabaxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya halkaasi…
Golaha wasiirrada xukuummadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay uga hadleen siyaasadda dawladda ee hantida…
Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda 41-aad ku yeeshay Xarunta golaha shacabka ee magaaladda Muqdisho.…
49 Saraakiiil iyo Saraakiil Xigeenka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Maanta loo qaaday Dalka Turkiga, si halkaas ay ugu soo…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa habeenimadii xalay xafiiskiisa ku qaabilay musharaxiin u…
Dhawaan ayay ahayd markii magaalada Kismaayo lagu soo gaba gabeeyay shirkii madaxda maamul goboleedyada isla markaana laga soo saaray warmurtiyeed…
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa in ay u mba baxaan magaalada…
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr.Axmed Cali Daahir ayaa ka Warbixiyay Qodobada looga hadlayo Shirka 23aad ee Xeer Ilaaliyeyaasha Adduunka…
Xili uu isniintii shalay weerar ismiidaamin ah lagu burburiyey gebi ahaan xaruntii degmada Hodan, ayaa waxaa isa soo taraya cabsida…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo furay kalfadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka ayaa ka tacsiyeeyay dadkii rayidka ahaa iyo…
Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lagu qarxiyay xarunta degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa mid aad…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah u furaya…