Madaxwaynaha Cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la kulmay qaar ka mid ah murashixiintii uu kaga guulaystay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa kulan la qaatey safiiro ka socda beesha caalamka oo…
Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa is-hortaagtey go’aanka xukuumadda Kenya ee ahaa in la xiro Xerada Dhadhaab. Xukuuumadda Kenya ayaa…
Dowladda Puntland ayaa si weyn u soo dhawaysay doorashadda Madaxweynaha Cusub eee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shalay…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa war saxaafadeed ka soo saartey doorashadii maanta oo Arbaca ka dhacdey magaalada Muqdisho ee…
Breaking News: Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo noqdey Madaxweynaha 9 aad ee Jamhuuriyadda
Musharax Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guul weyn helay, waxaana uu wareegii labaad ku soo baxay codad gaaraya 184 cod. Maxamed…
Rabbi ha u naxariistee waxaa maanta ku geeriyoodey Isbitaal ku yaala dalka Isutagga Imaaraadka Carabta Madaxweynihii hre ee Puntland Gen.…
Xildhibaanada labada aqal ee jamhuuriyadda federaaliga ah ayaa ku jira codeynta wareegii labaad. Weriyaha Horseed Media ayaa dhamaadkii wareegii hore…
Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo kaalinta afaraad ku soo baxay wareegii labaad ayaa ka harey tartanka, waxaana uu sheegay in…
Wareegii kowaad ee doorashada ayaa soo dhamaadey, waxaana si weyn u qaybsamey codadka Xildhibaanada. Codadka ayaa sidan loo kala helay:…
Maantey oo taariikhdu tahay 8 Febaraayo 2017 waxaa loo ballansanaa doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda. Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ee laada aqal oo…
Waxaa xalay dood kulul ka dhacday Maxkamada Racfaanka oo ay isla tageen Dowlad Gobaleedka Washington State iyo Xukuumada Trump oo…