Xaaladda magaalada Bosaso ayaa ah mid degan, kadib markii shalay lagu dilay labo ka mid ah ciidanka ilaalada bangiga dhexe…
Jaamacadda Bariga Afrika faraca magaalada Bosaso ayaa waxaa ka qalin jabiyey arday, kuwaasi oo bartay kulyadaha kale duwan ee jaamacadda.…
Ciidamada Amaanka ee Turkiga ayaa xalay saqdii dhexe gacanta ku dhigay ninkii ay baadi goobayeen labadii todobaad ee lasoo dhaafay,…
Dalalka Galbeedka Afrika ayaa illaa iyo maalinta beri ah ee Arbacada u qabtay Madaxweynaha dalka Gambia Yahya Jammeh inuu xilka…
Madaxweynaha Maraykanka ee xilka kasii dagaya Barack Obama ayaa xabsiga Gawantanamo kasii daayey maxaabiis gaareysa 10, kuwaasi oo la sheegay…
Ciidamadda nabadsugida Soomaaliyeed ee NISA ayaa magaalada muqdisho ku abtay warashad lagu farsameeyo lacagta doolarka faalsada ah iyo kooxdii ka…
Isku xiraha gargaarka bani`aadanimada ee soomaliya Peter De Clercq ayaa sheegay in boqolkiiba afartan dadka Soomaaliyeed ay u baahan yihiin…
Baarlamaanka Galmudug ayaa ku dhawaaqay xubnihii ugu danbeeyey ee guddiyada loo saaray qabanqaabada doorashada Madaxweynaha cusub ee Galmudug. Go`aankan ayaa…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan oo dib ugu noqday magaalada Baydhabo ayaa sheegay inay khiyaameen qaar kamid ah siyaasiyiintii uu…
Guddiga qabanqaabada doorashadda aqalka sare ee Barlamaanka Federaalka ayaa sheegay in maanta ay magaaladda muqdisho ka bilaabanayso diiwaangalinta murashixiinta u…
Rag hubaysan ayaa saladii maqrib ka hor gaadmo ku dilay labo askari oo ka tirsan ciidamada nabad gelyada Puntland, toogashadaasi…
MudanayaashaAqalka Sare ee Soomaaliya ayaa maanta shirkoodi u horeeyey ku yeeshay magaalada Muqdisho, waxaana ay shirkooda ku doorteen Guddiga qaban-qaabada…