Ciidanka AMISOM ee ka howl gala gudaha Soomaaliya ayaa gaari ay wateen dul marsiiyey gaadiid ay saarnaayeen dad shacab ah,…
Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa waxaa dib uga bilowday doorashada xubnaha aqalka sare ee gobolada Waqooyi, iyadoo doorashadaasi…
Wararka ka imaanaya deegaanka Af-urur oo ka tirsan gobolka Bari ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu ku dhexmaray deegaankaasi ciidamada…
Waxaa Axadii shalay magaalada Paris ee dalka France ka dhacay shirweyne ay isugu yimaadeen 70 wadan oo looga hadlay xaalada…
Boqortooyada Baxreyn ayaa xukun dil ah Axadii shalay ku fulisay sadex nin oo lagu eedeeyey inay ka qeyb qaateen rabshadihii…
Suxufi sawir qaade ah oo u dhashay dalka Koonfur Afrika ayaa la sheegay in lagu qafaashay waqooyiga wadanka Siiriya. Ninkan…
Waxaa baraha internetka maalmihii lasoo dhaafay lagu faafiyey muuqaal laga duubay kufsi ay koox dhalinyaro ah u geysteen gabar da`a…
Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaadaahfuray mashruuca qorshaha naqshadaynta magaaladda, kaasi oo kor loogu qaadyo bilicda iyo qaabdhismeedka…
Guddoomiyaha la doortay ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Cismaan jawaari ayaa magaaladda muqdisho kula kulmay guddiga hir gelinta doorashooyinka dadban ee…
Degmada Qanala ee gobolka Bari ayaa waxaa ka dilaacay cuduro kale duwan oo saameyn ku yeeshay dadka. Cudurada ka dilaacay…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo xiray kala fadhigii labaad ee Baarlamaanka Dowlada…
Magaalada Washington ee caasimada Maraykanka ayey ka bilowdeen banaanbaxyo looga soo horjeedo Madaxweynaha cusub Donald Trump. Mudaharaadyadan ayaa la filayaa…