Dowlada Puntland ayaa la wareegtay masuuliyada khasaaraha ka dhashay rasaas ciidamada Boolisku ku fureen mudaharaad bishii hore ka dhacay magaalada…
Wararka laga helayo Bacaadweyne ee koonfurta gobalka Mudug ayaa sheegaya in kooxda Al Shabaab ay burburisay qaar kamid ah ceelashii…
Afhayeenka Booliiska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali ayaa xalay ka badbaaday qarax lala beegsaday gaarigiisa oo marayey wadada 21 Oktoober ee…
Waxaa heer gebo gebo ah maraya tirinta cododka labada kursi ee Aqalka Sare (Senate) ee laga soo doorto ismaamulka Georgia…
Dalalka xulafada la ah Sacuudiga ee Imaaraatiga, Baxreyn iyo Masar ayaa sheegay in heshiis laga gaaray khilaafkii Qatar iyagoo dib…
Xubno ka tirsan Guddiga lagu murransan yahay ee Doorashada oo ay xukuumada Federaalka magacowday ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee…
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federaalka mudane Maxamed Xasan Cirro iyo xubno ka tirsan guddiga hirgelinta doorashooyinka federaalka ayaa kulan la…
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa bayaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Kuweyt ee ku saabsan miro-dhalka dadaallada dib u heshiisiinta…
Amiirka Qatar Shiikh Tamim oo goor dhaweyd ka degay magaalada Al-Ula ee dalka Sacuudiga ayaa soo dhaweyn diiran lakala kulmay…
Laga bilaabo maalinta Arbacada berrito ah wadanka UK ayaa galaya lix todobaad oo xiritaan ah si looga hortago faafida nooca…
Maxkamadda ciidamada ayaa maanta xukun dil ah ku ridday Cumar Aadan Xuseen oo lagu heley in uu dilay allah u…
Dowladda UK ayaa Ms.Kate Foster u magacowday safiirka cusub ee dalkaasi u jooga Soomaaliya. Ms.Kate ayaa in muddo ah ka…