Safiirka cusub ee UK u qaabilsan Soomaaliya

Published: January 4, 2021

Dowladda UK ayaa Ms.Kate Foster u magacowday safiirka cusub ee dalkaasi u jooga Soomaaliya.

Ms.Kate ayaa in muddo ah ka soo shaqaynaysay qeybo kala duwan oo kamid ah Xukuumadda UK, gaar ahaan Wasaarada Arrimaha Dibada, waaxda horumarinta caalamiga ah iyo Amniga.

Kate Foster oo sidoo kale leh khibrad dheer oo ah dhinaca arrimaha qaarada Afrika, ayaa xilka la wareegi doonta bisha Febaraayo ee soo socota, iyadoona bedali doonta Safiirka hada xilka haya Ambassador Ben Fender oo xilkan soo hayey muddo sanad ah.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *