Diyaaraddan oo sidday 100 Qof oo rakaab ah ayaa ku dhacday dhisme ku dhow Gegida diyaaradaha ee Almaty Airport oo…
4 Dhalinyaro ah oo saddex ka mid ah Dumar yihiin ayaa ku geeriyootay Shil Gaari oo ka dhacay deegaanka 22aad…
Wasiir ku xigeenka Beeraha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle , Maxamed Bashiir Qaasim ayaa walaac xooggan ka muujiyay qatarta ka dhalan karta…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in khilaafkii u dhexeeyay dowladda federaalka ee Somaliya iyo maamulka Jubbaland uu dhammaaday,…
Xarunta PDRC ee Garoowe waxaa xalay lagu qabtay madasha PDRC Talk oo uu marti ku ahaa Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi…
Jaamac Yuusuf Dabaraani Afhayeenka Puntland oo ka warbixinayay shirka todobaadalaha ah ee Golaha Xukuumada Puntland ayaa sheegay in Dawlada Federaalka…
Shirka asbuuc laha ah ee ay isugu yimaadaan Maamulka sare ee Gobolka Banaadir iyo maamulka degmooyinka oo ka dhacay Xarunta…
13 Dal oo ku yaal koonfur Bari ee qaarada Aasiya waxaa maanta laga xusayaa Dhul-gariirkii bada gunteeda ka dhacay ee…
Saraakiil ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa dalka Kenya uga qeybgalay shir looga hadlayay amaanka Badweynta Hindiya. Shirkan oo ka dhacay…
Wararka laga helayo Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabelle ayaa waxaa ay sheegayaan in Xildhibaano ka tirsan maamulka Hir-Shabelele ay wadaan…
Madaxweynaha Somalland Muuse Biixi Cabdi ayaa kulankii labaad maanta qasriga madaxtooyada kula qaatay gudoomiyeyaasha xisbiyada mucaaridka ee UCID iyo Waddani,…
Dowlada Kenya ayaa shaacisay in ay bilowday qorshe cusub oo ay kaga hortageyso weerarada dagaalyahanada Al-Shabaab ka geysanayaan gobolka waqooyi…