13 Dal oo ku yaal koonfur Bari ee qaarada Aasiya waxaa maanta laga xusayaa Dhul-gariirkii bada gunteeda ka dhacay ee…
Saraakiil ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa dalka Kenya uga qeybgalay shir looga hadlayay amaanka Badweynta Hindiya. Shirkan oo ka dhacay…
Wararka laga helayo Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabelle ayaa waxaa ay sheegayaan in Xildhibaano ka tirsan maamulka Hir-Shabelele ay wadaan…
Madaxweynaha Somalland Muuse Biixi Cabdi ayaa kulankii labaad maanta qasriga madaxtooyada kula qaatay gudoomiyeyaasha xisbiyada mucaaridka ee UCID iyo Waddani,…
Dowlada Kenya ayaa shaacisay in ay bilowday qorshe cusub oo ay kaga hortageyso weerarada dagaalyahanada Al-Shabaab ka geysanayaan gobolka waqooyi…
Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa waxaa ay degmada Deyniile ee Gobolkan Banaadir ka baadi goobayaan Askari ka tirsan Ciidamada…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa habeenimadii xalay kulan salaan ah la qaatay weftigii ballaadhnaa ee ka socday maamullada Soomaalida…
Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo jooga Dalka Boqortooyada Sucuudiga ayaa kulamo la yeeshey…
Qoysaska siyaasiyiinta mucaraadka ee wadanka Imaraadka ayaa halis ugu jira inay lumiyeen dhalashada wadankaasi iyo Adeegyada dowladu siiso ka dib…
Madaxtooyada Villa Somaliya ayaa soo bandhigtay tirada danjirayaasha uu Sannadkan sii idlaanaya ee 2019-ka uu qaabilay madaxweynaha dowladda federaalka ee…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta xadhigga ka jaray carwo ballaadhan oo lagu soo bandhigayey wax soo saarka wershahada…
Madaxweynaha Dalka Eritrea Isaias Afwerki ayaa gaaray MagaaladaAdis-ababa ee xarunta Dalka Ethopia ka dib markii uu casumaad rasmi ah ka…