Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamad Cali Gaas ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid garaad Cali Buraale Xasan oo ku geeriyooday Magaalada…
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay qeybta maamulka iyo…
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska…
Munaasibad sare oo uu musharaxnimadiisa ku shaacinaayo ku qabtay Magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari Gudoomiyaha Degmada Baargaal Musharax Abuukar…
Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamad Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Amnig, sidii…
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddoomiyaha Guddiga…
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa dhagax-dhigay xarunta degmada Wadajir oo ku…
Shirka golaha Wasiirada oo uu shir gudoomiyay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa waxa ay golahu dood ka yeesheen Hindise Sharciyeedka…
Dowlada Maraykanka ayaa Arbacadii shalay ku dhawaaqday in diiwaanka argagaxisada ay ku dartay hogaamiyaha ururka Xamaas ee Ismail Haniya. Warka…
Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in dhawaan ciidamadooda cirka iyo kuwa bada ay gaari doonaan dalka Qatar, halkaasi oo ay ka…
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Kenya ayaa Arbacadii shalay ku dhawaaqay in baaritaan lagu wado dhamaan xubnihii ka qeyb galay ama…
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxmad Cali Gaas ayaa Magacaabay guddiga xalinta cabashooyinka kadib Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxtooyada. Guddiga Xalinta…