Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxyadii ay kooxda Al-Shabaab ka geysatay magaalada Muqdisho, 29-kii Oktoobar…
Dowladda Jabuuti ayaa maanta lagu wadaa iney magaalada Muqdisho u soo dirto gargaar Caafimaad oo ay uga jawaabeyso codsigii dowladda…
Shir-madaxeedka Ururka Jaamacadda Carabta gaar ahaanna meertada 31-aad ayaa maanta lagu wadaa in lagu soo gabagabeeyo magaalada Aljeris ee dalka…
Bayaan ka soo baxay Wasaaradda Maaliyadda ee dalka Mareykanka ayaa lagu shaaciyay liiska rag katirsan Ururka Daacish ee Soomaaliya kuwaas…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa muddo sanad ah u kordhiyay howlgalka Soomaaliya UNSOM oo sii shaqeynaya illaa 31ka October…
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Gutters ayaa cambaareeyay qaraxyadii Soobbe, kaasoo ay ku dhinteen in ka badan 100 qof,…
Madaxweynihii hore ee Barazil Lula da Silva ayaa ku guuleystey doorashadii maalintii Axadda ka dhacdey Brazil taas oo xaqiijineysa inuu…
Madaxa hay’adda Qaramada Miodobay u qaabilsan caafimaadka (WHO), Tedros Adhanom Ghebreyesus, ayaa sheegay iney Soomaaliya gargaar caafimaad u dirayaan. Madaxa…
In kabadan 100 qof ayaa ku dhintay isbuurasho ka dhacday xaflad ku saabsaneed caado dhaqameed laguna dhigayay goob caan ah…
Dibad-baxayaal kumanaan ah oo kamid ah taageerayaasha Raii’sal wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan, ayaa isku soo baxay ka dhigay…
Vladimir Putin, Madaxweynaha Ruushka ayaa mar sii horreysay beeniyey inuu wax damac ah ka leeyahay inuu hub Nukliyeer u isticmaalo…
Elon Musk, ninka ugu hodansan adduunka ayaa kusoo gaba gabeeyay $44bn, oo u dhiganta (£38.1bn) oo uu kula wareegay shirkadda…