Magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar waxaa maalintii labaad ka socda shirweynaha 27-aad ee Qaramada Midoobay ee sanad kasta looga…
Diyaarad nooca rakaabka ah ayaa ku burburtay harada Victoria gaar ahaan gobolka Kagera ee dalka Tanzania. Kooxaha dab damiska iyo…
Ra’iisul wasaaraha Pakistan, Shehbaz Sharif, ayaa beeniyay eedeymaha uga yimid hogaamiyaha mucaaradka ahna Ra’iisul wasaarihii hore ee dalkaas Imran Khan…
Maxamuud Cabbaas, Madaxweynaha Falastiin, ayaa ugu baaqay xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Anthony Blinken in uu ku cadaadiyo mas’uuliyiinta Israa’iil inay…
Ra’iisul wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan oo markii ugu horeysay ka hadlay weerarkii lagu dhaawacay ayaa Ra’iisul Wasaaraha xilka…
Guddoomiyaha guddiga xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay Volker Tuerk ayaa ku baaqay in dib loo bilaabo wadahadaladii dalka Yemen ee…
Dalka Mareykanka ayaa Dowladda Kuuriyada Waqooyi uga digay in deriskeeda Kuuriyada Koonfureed ay u adeegsato nooc kasta oo ka mid…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa laga dhaawacay lugta kadib markii kolonyo baabuur oo uu la socday la…
Dawladda Canada ayaa ku dhawaaqday in ay sannad walba qaadanayso dad gaaraya nus Milyan qof oo soo galooti ah, ilaa…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxyadii ay kooxda Al-Shabaab ka geysatay magaalada Muqdisho, 29-kii Oktoobar…
Dowladda Jabuuti ayaa maanta lagu wadaa iney magaalada Muqdisho u soo dirto gargaar Caafimaad oo ay uga jawaabeyso codsigii dowladda…
Shir-madaxeedka Ururka Jaamacadda Carabta gaar ahaanna meertada 31-aad ayaa maanta lagu wadaa in lagu soo gabagabeeyo magaalada Aljeris ee dalka…