Xildhibaanada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalintii saddexaad kulan ku yeelanaya Xarunta Villa Hargeysa, waxaana Ajendaha kulanka uu yahay…
Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre oo khudbad ka jeediyey xaflad soo dhaweyn ah oo hotel Jazeera ay ugu sameeyeen…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa u…
Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre oo maanta si rasmi ah ugu shaqo bilaabay, ayaa kulammo la yeeshay maamulka, Agaasimeyaasha…
Soomaaliya waxay gaartay boqolkiiba 10 qaadashada talaalka Covid-19, taas oo macnaheedu yahay in waddanku uusan ku jirin tirada waddamada ugu…
Madaxweynaha JFS, Xasan Sheekh Maxamuud oo maray baaritaan la xiriira xanuunka COVID-19 ayaa laga waayay, sida uu sheegay Afhayeenka Madaxtooyada,…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Xamse Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah Xafiiskiisa ugu shaqo billaabay, kaddib markii uu shakey…
Ergeyga madaxweynaha JFS Xassan Sheekh Maxamuud u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha iyo bini’aaadannimada Abdirahman Abdishakur Warsame ayaa kulan qadka fogaan…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulankooddii caadiga ahaa, sida uu shaaciyey guddoonka Golaha Shacabka. Guddoonka Baarlamaanka…
Afhayeenka Madaxtooyadda Soomaaliya Cabdikariin Cali Kaar oo goor dhaweyd qabtay Shir jaraa’id ayaa faahfaahin ka bixiyey xaaladda Caafimaad ee Madaxweyne…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle dhambaal hambalyo ah oo…
Ra’iisul wasaaraha Yaman Dr Muciin Cabdi Almalik ayaa qadka taleefanka kula soo xariiray Ra’iisul wasaaraha dalka Xamse Barre si uu…