Kadib markii Xeerilaaliyaha guud uu amar u direy Wasiirka maaliyadda qoraalkaas oo lagu faafiyey baraha bulshada, iyada oo Wasiirka Maaliyadda…
Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo shalay ay codka kalsoonida siiyeen baarlamanaka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ka wakiil ah Madaxweynaha JFS, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliye Xamse Cabdi Barre oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 62 guuradii ka soo wareegtay markii…
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ee Soomaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo war kasoo saaray munaasabadda 26-ka June ayaa hambalyo u diray guud…
Golaha Aqalka sare oo maanta kulan isugu yimid ayaa ansixiyay xubnaha guddiyada Aqalka Sare oo ka kooban 8-guddi. Guddoomiyaha golaha…
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa looga yeeray xeer ilaalinta qaranka, gaar ahaan qeybta qaabilsan dambiyada lidka ku ah…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta Ra’iisul…
Mudane Xamse ayaa Golaha Shacabka ee Barlamaanka Jamhuuriyadda ka hor akhriyey khudbad kooban oo ka hadlaysa waxyaalaha u qorshaysan xukuumaddda…
Raysalwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta hor tegey Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuryadda, waxaana uu ka…
Ra’iisal Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa lagu wadaa in maanta uu hortaggo Xildhibaanada Baarlamaanka,…
Shir Jaraa’id oo magaalada Muqdisho ku qabtay shalay Afhyeenka Madaxweynaha Soomaaliya Cabadikariin Cali kaar ayaa warbaahintu ku waydiisay waxa ka…