Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay Shirweynaha Saddexaad ee Iskaashiga Turkiga…
Raysal Wasaaraha Xil-gaarsiinta ee dowlada Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay shir guddoomiyay shir fogaan arag ah oo ay…
Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee dalka Marwo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Muadne Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka…
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka & Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdirashiid Maxamuud Xasan ayaa xaqiijiyay in shaqada Wasaaradda Gargaarka laga eryey…
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda xilgaarsiinta Xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa…
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji, ayaa ka qeyb galay kulan ay yeesheen Golaha Nabadda iyo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa furay kulan wadatashi ah oo ku saabsan taabbagelinta geeddi…
Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa shaaciyay in dib loogu laabanayo doorashada labo kursi oo katirsan Golaha Shacabka,kuwaasoo dhawaan lagu doortay…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Xilgaarsiinta Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Taliyaha Ciidamada…
Guddiga xalinta khilaafaadka doorashadda dadban ee Soomaaliya ayaa muddo ku kordhiyay Go’aan ka gaarista kursi HOP-067 oo uu horey ugu…
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xalay kormeeray wadada Janaraal Daa’uud iyo…