Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb-galay Shir Madaxeedka Suuqa-wadaagga Bariga iyo Koonfurta…
Waxaa maanta xarunta Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho lagu doortay shan kamid ah kuraasta xildhibaanada gobolada Waqooyi ee golaha shacabka…
Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa markale kamid noqday Xildhibaanada Golaha Shacabka 11-aad ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Maareeye ayaa kusoo…
Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda Xukuumadda Xilgaarsiinta Cabdisaciid Muuse Cali iyo Wasiir kuxigeenka cusub Maxamud Cabdi Xasan ayaa maanta lagu…
Guddigii uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya horey ugu xil saaray baaritaanka kiiska Sarkaalad Ikraan Tahliil ayaa warbaahinta u soo bandhigay natiijo…
Waxaa Qabuuro ku yaalla Isbitaalka Xoogga ee Magaalada Muqdisho lagu aasay Agaasimihii Radio Muqdisho Cabdicasiis Maxamuud Guuleed “Afrika” oo xalay…
Allaha u naxariistee weriye Cabdulcasiis Maxamuud Guuleed (Afrika) oo ahaa Agaasimihii Radio Muqdisho ayaa ku geeriyoodey qarax lala beegsadey gaari…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax caawa ka dhacay meel u dhow Xarunta Wasaaradda Amniga Soomaaliya ee ku taala…
Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxa uuu Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga…
War-saxaafadeed ay wadajir u soo saareen Hay’adaha gargaarka Qaramada Midoobay iyo Wasaaradda Gargaarka Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in ay aad…
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa bogaadinayay guddiyada doorashooyinka Somaliland iyo Galmudug oo bilaabay Doorashada kuraasta Gollaha Shacabka waqtigii loogu…
Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha Cawaale Cali Kullane ayaa khudbad dheer ka jeediyay shirka 6-aad ee Madasha shacuubta Shiinaha iyo Afrika.…