Wasiirka cusub ee Arrimaha dibadda DF oo la dhaariyay

Published: November 22, 2021

Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda Xukuumadda Xilgaarsiinta Cabdisaciid Muuse Cali iyo Wasiir kuxigeenka cusub Maxamud Cabdi Xasan ayaa maanta lagu dhaariyey xarunta guddoonka iyo guddiyadda barlamaanka Federaalka ee Villa Hargeysa.

Munaasabadda dhaarintada Wasiirada waxaa ka qeybgalay habdhowraha Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Xildhibaano iyo Wasiiro.

Wasiirka cusub ee Arrimaha dibadda iyo kuxigeenkiisa ayaa dhawaan waxaa magacaabay Ra’iisul Wasaare Rooble.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *