Shir kusaabsan dib-u-eegista Mashruuca loogu magac daray Biyoole, kaasoo sanad iyo bar ah ka socday Dowlad Goboleedyada Puntland, Galmudug iyo…
Guddiga Xallinta khilaafaadka Doorashooyinka Dadban ayaa shaaciyay in uu sax yahay hanaanka loo maamuley Doorashada kursi HOP#239, kaasoo uu ku…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay kaaliyaha Xoghayaha Guud ee QM ee arrimaha Afrika…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa si adag uga hadlay muuqaalada anshax xumada ah ee lagu…
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka Xukuumadda Xilgaarsiinta Federaalka Soomaaliya Gen.Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa daahfuray ansixinta Siyaasadda Qaran ee Maamul Daadejinta…
Guddiga wasaaradaha ee u xilsaaran kasoo talo bixinta iyo isla go’aaminta arrimaha kheyraadka ayaa si wadajir ah u ansixiyay heshiis…
Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Qaranka Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa maanta xilka kala wareegay Agaasimihii hore ee…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku amartay in muddo todobo maalmood gudaheed uu dalka uga baxo Kuxigeenka Midowga Afrika ee Soomaaliya…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabad tababar loogu soo xirayo gabdho ka tirsan ciidanka…
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay sameysay xeerka dareere hoosaadka oo lagu maamulayo ganacsiga Batroolka dalka.…
Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Shaqada Dawlad gobolleedyada Dalka ayaa Muqdisho ka furay shir wada…
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa garoonka diyaaradaha Aadan-cadde ku qabatay ilaa lix diyaaraha dhulka laga hago…