Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo xilka la wareegay

Published: November 6, 2021

Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Qaranka Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa maanta xilka kala wareegay Agaasimihii hore ee Hay’adda Maxamed Aadan Koofi.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guleed oo ka qayb galay munaasabad uu xilka kula wareegay Agaasimaha cusub ayaa u rajeeyay in uu Eebbe ku garab galo mas’uuliyadda loo igmaday.

Ugu danbeey Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka ayaa mahadceliyay Agaasimihii hore ee hay’adda Maxamed Aadan Koofi, oo uu ku ammaanay shaqadii wanaagsaneyd ee uu ka soo qabtay hay’adda intii uu xilka hayay.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *