Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo go’aan kasoo saaray kursigii uu ku guuleystay Mahdi Guuleed

Published: November 8, 2021

Guddiga Xallinta khilaafaadka Doorashooyinka Dadban ayaa shaaciyay in uu sax yahay hanaanka loo maamuley Doorashada kursi HOP#239, kaasoo uu ku guuleystay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xilgaarsiinta Mahdi Guuleed.

Bayaan kasoo baxay Guddiga ayaa lagu sheegay in kursigan la waafajiyay habraacii loo dajiyay Doorashooyinka dadban 2020/2021, sidaas darteed uu ku wargalinayo Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Her Federal (GHDHF) in ay u fasaxan yihiin.

Hoos ka akhriso Bayaanka kasoo baxay Guddiga

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *