Gudoomiyihii hore ee Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa noqday Senator-kii ugu horreeyayay ee Aqalka Sare ee gobollada…
Raysal Wasaaraha xil-gaarsiinta ee dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay taliyaha ciidammada lugta dalka Uganda…
Qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa goor dhow ka dhacay Isgoyska Ceelgaabta gaar ahaan Kontroolka beerta…
Makamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xukun xabsi ah ku ridaý labo nin oo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay Shir ay habka fogaan aragga ku yeesheen madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Meertada 76-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay…
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa Salaasadii Muqdisho shir uga furay Guddigan Farsamo ee ka kala Socda Dowladda…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka Nigeria Mudane…
Gudoomiyaha Aqalka Sare wakhtigu ka dhamaaday Cabdi Xaashi Cabdulaahi iyo Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed ayaa siwada…
Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada…
Dhinacayada kasoo jeeda Somaliland ee xubnaha ka ah Dowlada Federaalka oo ay kala hogaaminayaan Guddoomiyihii Aqalka Sare iyo Raysalwasaare kuxigeenka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka tiirka Arrimaha Bulshada oo kamid ah shirarka lagu soo…