Raysal Wasaaraha Xil-gaarsiinta ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inuu ka xun yahay rabshadihii xalay iyo maanta…
Rasaas xoogleh oo goordhaweyd ka dhacday nawaaxiga KM4 ayey ka badbaadeen tiro kamid ah Murashaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo horkacayey banaanbax…
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay dagaal culus oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan aagga taaladda daljirka daahsoon…
Madaxweynaha xilku ka dhamaaday ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa shir degdeg ah isugu yeeray madaxda dowlad…
Shir ay isugu yimaaddeen Wasiirada Wasaaradaha qaabilsan ka hortagga iyo xakamaynta cudurka COVID19 oo uu shir guddoomiyey Raisal Wasaaraha JFS…
Wasiiru-dowlaha wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Shiinaha siyaabaha lagu xoojin karo iskaashiga labada dhinac. Wasiiru-dowlaha wasaaradda Arrimaha…
Ilyaas Sheekh Cumar Abu Bakar, Danjiraha dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan dalka Masar, sidokalana ah wakiilka joogtada ah ee…
Waxaa xalay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay lagu soo geba-gabeeyay shirkii u dhaxeeyay guddiyadii ka kala socday dowladda Federaalka,…
Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya ayaa hakisay isku imaatinka shaqaalaha iyo xaadirintooda si looga fogaado…
Guddiga ka socda Dowlada Federaalka, Dowlad Gobaleedyadda iyo Gobalka Banaadir ayaa xalay xili danbe isla gaaray kulankoodii ugu horeeyey oo…
Raysal Wasaaraha Xil-gaarsiinta ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta aaladda fogaan aragga ka qaybgalay shirka guddiga farsamo…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirkii Ingiriiska u fadhiyey Soomaliya Ben Fender kaasi…