Maanta oo Isniin ah 3da Agoosto ayaa lagu wadaa inay dib u bilaabmaan duulimaadyadii caalamiga ah ee tagi jiray dalka…
Xilka Siyaasadu waa Mas’uuliyad balaaran, Waana waddo soo jireen ah inay yeelato khalad iyo Saxba wakhtiga Muddo Xileedka, sidoo kalena…
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku guuleystay in dib dalka loogu soo celiyo muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xirnaa xabsiga dalka…
Sii hayaha xilka Raysal wasaaraha Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xarigga ka jaray machadka sare ee daraasaadka amniga oo ah…
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in maalinta Isniinta ee 03/ogoosto/2020 dib loo furayo safaradda dibadda dalka oo…
Dhawaan ayey ahayd markii Raysalwasaaraha kumeel-gaarka ah Mahdi Guuleed uu xilkii ka qaadey Xoghayhiii joogtada ahaa ee xafiiska raysalwasaaraha kadib…
Waxaa magaalada Muqdisho weli ka socda xusul-duubka iyo orodka loogu jiro ciddii beddeli lahayd Raysalwasaare Xassan Cali Kheyre. Qabashada xilkan…
Safiirka dowladda Qadar u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Hasan Bin Hamza Asad Mohammed ayaa Xalay hoyga uu ka degan yahay…
Sii hayaha Wasiirka Wafaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye),ayaa sheegay in iyadoo la khafiifinayo xayiradaaha dalka ee…
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey dhammaan dadka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo ee sanadka…
Sii-hayaha raysal wasaaraha Soomaaliya ahna raysal wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda ciidda. Raysal…
Shirkii Golaha wasiirada ee dhawaan kalsoonida lagala noqdey ayaa lagu ansixiyay xubnaha guddiga farsamada heer Federaal ee ka baaraan degaya…