Madaxweynaha Dowlad Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la taliyihiisa arrimaha doorashooyinka iyo siyaasadda u magacaabay Cabdi Cali Raagge oo…
Sii hayaha raysal wasaaraha ahna raysal wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xarigga ka jaray qeyb cusub oo…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda olole loogu jiro cidda qabanaysa xilkii uu baneeyey raysalwasaare Xassan Cali Kheyre. Ololahan ayaa mararka…
Waxaa maanta mar kale la horkeenay maxkamadda weriye Cabdicasiis Gurbiye oo ka tirsan warbaahinta Goobjoog. Dacwad oogaha Maxkamadda Gobolka Banaadir…
Sii-hayaha raysal wasaaraha ahna raysal wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahadi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta Kormeeray dekeda weyn ee magaalada Muqdisho.…
Waxaa si weyn isu soo taraya wel-welka iyo walaaca laga qabo xaaladda dalku ku socdo, waxaa soo badanaya baaqyada beesha…
Dalka Sweden oo kamid ah dalalka deeqsiyada ah ee muddada dheer taageeraayey Dowaldda Soomaaliya ayaa codkeeda ku biirisay wel-welka ay…
Kadib 24 saac oo khadka Internetku uu ka maqnaa magaalada Muqdisho iyo qaybo kamid ah gobolada Koonfureed ayuu maanta dib…
Waxaa maalintii labaad go’an khadka Internetka ee magaalada Muqdisho, tan oo sababtey khasaaro baxaad leh oo dhaqaale iyo xiriirkii bulshada…
Golaha Wasiirada Dowlada Federaalka Soomaaliya ee uu shalay golaha shacabku kala noqday kalsoonida ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn…
Cumar Cabdirashiid Cali oo laba jeer horey u soo noqdey Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa ka hadley isbeddelka siyaasadeed ee ka dhacay…
Midowga Yurub ayaa ka horyimid xil ka qaadistii ay golaha shacabka Soomaaliya ku sameeyeen raysal wasaare Xasan Cali Kheyre, taasi…