Marwada Madaxweynaha Soomaaliya Saynab Cabdi Macalin ayaa maanta dhagaxdhigtay cisbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee degmada Hobyo ee gobolka Mudug. Waxaa…
Taliska Ciidamada Milateriga dowladda Federaalka ayaa sheegay inay dileen horjoogihii Al–shabaab u qaabilsanaa deegannada Awdheegle,Mubarak iyo Daarusalaam ee gobolka Shabeellaha…
Ugu yaraan 8 Askari ayaa ku geeriyooday Qarax loo adeegsaday gaari walxaha qarax laga soo buuxiyay oo lala beegsaday Saldhig…
Hay’adda QM u qaabbilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in Dad kabadan 150,000 ay ka barakaceen fatahaadihii ka dhacay Soomaaliya…
Sii-hayaha wasiirka maaliyadda ee xukumadda federaallka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa kulan fogaan arraga la qaatay xubno ka tirsan…
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee aan kalsoonida haysan ayaa sii wadey anisixnta sharciyada taabanaya masiirka dalka. Xukuumadda ayaa maanta oo khamiis…
Qoraal dheer oo ka soo baxay Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa loogu baaqey Madaxweynaha, Maxkamadda sare, Hanti-dhawrka guud, in ay…
Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Soomaaliya ayaa sheegtay digniin ku saabsan in asbuuca soo socda laga cabsi qabo inay saadaashu kacdo…
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geerida dhakhtarad Xaawo Cabdi Dhiblaawe oo saaka ku geeriyootay magaalada…
Mahdi Maxamed Guuleed Raysalwasaaraha xilka siihaya ayaa khadka telefonka kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Lubnaan Hassan Dayib ayaa uga tacsiyeeyay qaraxii…
Xukuumada & Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa bilowgii sanadkan 2020 ansixiyey Sharciga Batroolka Soomaaliya, sharcigan oo la dadajiyey ayaa laga hormariyey…
Laba Qof ayaa ku dhintay hal qofna wuu ku dhaawacmay Qarax uu fuliyay nin naftii halige ah oo xirnaa jaakadda…