Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa khadka telefonka kula xiriirey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga Recep Tayyip…
Saddex Sano ayaa u buux-santay caawa intii kasoo wareegtay markii la dilay Alle haw naxariistee Wasiir Cabaas Siraaji wasiirkii hawlaha…
Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Warbaahinta awgeed, waxaan bahda saxaafadda la qaybsanayaa xuska maalintan. Munaasabaddan weyn waxaan uga faa’idaysanayaa inaan…
Wafti ka socda Dawlada Federaalka ah ee Soomaaaliya oo isugu jirra Wasiiro iyo xildhibaano ayaa booqasho hal maalin qaadatay ku…
Wasaarada Caafimaadka Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalin laha ah ku sheegtay in Kiisaska cudurka Covid-19 uu siyaaday.…
Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya ayaa sheegtey in la diiwaan geliyey 70 kiis oo cusub oo COVID-19 ah. Wasaaraddu waxay sheegtey…
Wasiiradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Fawsiya Abiikar Nuur, ayaa maanta oo Sabti ah guddoontay shixnad…
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa sheegay in tirada dadka sida caadiga ah ugu dhimanaya…
Wasiirka Qorsheynta Qaranka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xassan iyo wefdi uu hoggaaminaayo oo wasiiro iyo xildhibaano ah ayaa…
Madaxweynaha dowladda federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shaqaalaha Somaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka oo sanadka la xuso Maanta…
Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalinlaha ah ee Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in la diiwaan geliyay 19…
465 Qoys ayaa Maanta loo qaybiyay deeq Raashin ah oo ka kooban, Bur, Bariis, Sonkor, Caano, Saliid, Kaluun, iyo Timir.…