Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha DFs ayaa amar ku bixiyay in dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir si degdeg ah…
Dowladda federaalka ee Somaliya ayaa maanta ku dhawaaqay inay canshuur dhaaf u samaysay cunnooyinka quutul daruuriga ah ee ka soo…
Alla ha u naxariisto waxaa magaaladda Muqdisho ku geeriyooday Fanaan Cumar Cabdulle Shoolli oo ahaa fanaan muddo 50 sanno ka…
Dowlada Imaaraatka Carabta, oo kaashaneysa hey’adda Qaramada midoobay u qaabbilsan caafimaadka ee (WHO) ayaa waxay Somaaliya u soo dirtay Diyaarad…
Xubnaha guddiga Qaran ee ka hortagga Covid-19 ayaa sheegay Kulan ka dhacay xagga khadka internet-ka (video conference) waxaana looga hadlay…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 35 kiis oo cusub oo ah cudurka COVID-19 ah 24kii saac…
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska DFS Cabdiraxmaan Yuusuf Al Cadaala ayaa soo saaray wareegto xilka looga qaaday…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan talo-wadaag ah oo ku saabsan xaaladda caafimaad, dhaqaale iyo bulsho…
Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar), Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed, ayaa ku dhawaaqay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay go’aamisay laga bilaabo fiidnimada…
Saaxiibada Caalamiga ah ee Somaliya ayaa qoraal ay si wadajir ah u soo saareen waxa ay ku bogaadinayaan dowladda Soomaaliya…
Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Cadaaladda Hirshaballe kana mid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle Khaliif Muumin ayaa Goordhow ku geeriyooday Magaalada Muqdisho ka…
Maxamed Cabdiraxmaan Dhaban-cad Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland oo shir ku qabtay Magaalada Gaalkacayo ayaa sheegay in aragtida Puntland ee doorashooyinka…