Maxakamadda Ciidamada Qalabka Sida oo u fariisatay Dacwad ciqaabeed Dhallinyaro loo heysto Burcadnimo hubeysan ayaa ku kala riday xukunno kala…
Galabta 24-ka Feberaayo 2020, ayaa ciidanka Mareykanka ee AFRICOM waxay duqeyn cirka ah ku qaadeen fariisimaha ururka Al-Shabaab ee degmada…
Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa 30-Sano kadib muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cali…
Ciidanka Mareykan ee taliska fadhigiisa Afrika (AFRICOM) ayaa cirka ka duqeeyey fariisimo ururka Al-shabaab ku leeyahay meel u dhaw magaalada…
Dowladda Soomaaliya iyo Hay’ada Cuntada Aduunka ee loo soo gaabiyo (WFP) ayaa kala saxiixday heshiis is faham ah {MOU} kaas…
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa kulan la qaatay mutadawiciinta hormuudka u ah Olalaha Isxilqaan, madaxweynaha ayaa…
Maxamed Mursal Sheekh Gudoomiyaha Golaha Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la kulmay wakiilo ka socda Beesha Caalamka oo ka mid yihiin…
Warsaxafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in diyaaradaha Maraykanku ay duqeyn ka gaysteen magaalada Saakow ee…
Ciidamada milateriga dowladda federaalka ee gobolka Hiiraan ku sugan ayaa howlgallo amni oo ka sameeyeen tuulooyinka u dhaxeeya degmada Maxaas…
umar Maxamed Maxamuud Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho oo maanta shir uga qaybagalayay Magaalada Muqdisho ayaa ka sheekeyay…
Wasiirka beeraha iyo waraabka ee dowladda Federaalka ayaa sheegay inay diyaariyeen diyaarado iyo qalab kale oo casri ah oo lagu…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa caddeeyay in loo haabanyahay in dib-u-habeyn ballaaran lagu sameeyo hannaanka caddaaladda…