umar Maxamed Maxamuud Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho oo maanta shir uga qaybagalayay Magaalada Muqdisho ayaa ka sheekeyay…
Wasiirka beeraha iyo waraabka ee dowladda Federaalka ayaa sheegay inay diyaariyeen diyaarado iyo qalab kale oo casri ah oo lagu…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa caddeeyay in loo haabanyahay in dib-u-habeyn ballaaran lagu sameeyo hannaanka caddaaladda…
Digreeto ka soo baxday taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa isbadal lagula sameeyay taliska, qaybaha iyo saldhigyada Booliiska ee degmooyinka Galmudug,…
Ciidanka Asluubta soomaaliya ayaa Maanta u dabaal-degaya xuska sanad guuradii 50-aad ee ku beegan aas-aaskooda. Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa la…
Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadashay wafti uu hogaaminayo wasiirka Maaliyadda Itoobiya Axmed Shidde oo maalmihii lasoo dhaafay…
Waxaa dad badan oo falanqeeya arrimaha siyaasadda aaminsan yihiin Sharciga doorashooyinka ee habeenkii xaley Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku saxiixey…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa si rasmi qalinka ugu duugay sharciga doorashooyinka qaranka ee heer Federaalka, kaasi…
wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha dowladda federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa maanta waxaa xilkii uu hayay looga qaaday…
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Sadiq Xirsi Warfa ayaa dib-u-habeyn ku sameeyay qaabdhismeedka waaxaha wasaaradda.…
Wasiirka maaliyada XfS Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta ka qeeb galay bandhigga barbixinta sanadlaha ah ee canshuuraha barriga sanadkan…
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ururka Alshabaab ay isaga baxeen degmada Jamaame ka dib markii ciidamadeeda ay wax…