Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyey Shirka Amniga Gobolka Benaadir oo looga hadalay dardar galinta tallaaabooyinka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed Mudane Xassan Sheekh Maxaamuud ayaa ku casumey madaxda dowlad goboleedyada dalka in ay isugu yimaadaan shir…
Wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya Cali Yuusuf Cali (Cali Xoosh) ayaa maanta si rasmi ah ula…
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Washington DC ee dalka Mareykanka…
Muqdisho, Abriil 15, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay dugsiyada tababarka Ciidanka Xoogga…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo ay maanta yeesheen Guddiga Joogtada ah…
Wasiirka cusub ee wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah XFS Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta si rasmi ah xilka…
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan…
Soomaaliya ayaa si adag u diidday hadal ka soo yeeray mas’uul sare oo ka tirsan dowladda Kenya oo ahaa in…
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah oo hal maalin ah ku tagay maanta magaladda Nairobi ayaa…
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xili danbe xalay khudbad la sii duubey ka jeediyey magaalada Muqdisho taas oo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen Agaasimaha Hay’adda Nabad-sugidda…