Guddiga qaabilsan abaalmarinta Nobel Peace Prize ayaa maanta oo Jimce ah shaaciyey in Raysalwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed waxqabadkiisii wanaagsanaa uu…
Markabkan lagu magacaabo SABITI ayaa oo siday Shidaal ayaa la sheegay in gantaalo lagu dhuftay isagoo maraya meel 100km u…
Waxaa maalintii sadexaad galay hawlgalka militari oo ay ciidamada Turkiga ka wadaan waqooyiga dalka Siiriya, kuwaasi oo doonaya inay gacanta…
Dowlada Maraykanka ayaa sheegtay inay xayiraad dhanka VISA ama socdaalka dul dhigtay qaar kamid ah Madaxda wadanka China ee lala…
Wasaarada Gaashaandhiga ee Turkiga ayaa sheegtay in la dhameystiray diyaargarowga hawlgalada la filayo in ciidamada Turkiga ka sameeyaan Waqooyiga dalka…
Baarlamaanka Talyaaniga ayaa Salaasadii ansixiyey in wax laga bedalo Dastuurka dalkaasi si loo yareeyo tirada Xildhibaanada ama Kuraasta labada aqal…
Dowlada Talyaaniga ayaa sheegtay in ugu yaraan 9 qof ku dhinteen 22 kalena laga soo badbaadiyey dooni ku degtay nawaaxiga…
Militariga dalka Ciraaq ayaa markii ugu horeysay qirtay in askartooda ay khaladaad badan sameeyeen isla markaana awood xad-dhaaf ah u…
HayÔÇÖadaha u dooda xaquuqul Insaanka ee dalka Ingiriiska ayaa banaanka soo dhigay barnaamij qarsoodi ah oo ay dowlada UK┬á u…
Shirkada Batroolka ee dowlada China ayaa la sheegay inay isaga baxday heshiis Maalgashi oo ay la gashay dowlada Iran, goÔÇÖaankan…
Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salman ayaa la sheegay inuu ogolaaday in waan waan laga dhex bilaabo dhinacooda iyo dowlada…
Shirkii dalka Sweden uga bilowday wafuuda ka kala socday labada dal ayaa kusoo dhamaaday heshiis la’aan. Wafdiga Kuuriyada Waqooyi ayaa…