Wasaarada arrimaha dibadda Ruushka ayaa u yeertay danjiraha Iran u fadhiya Moscow ka dib markii saxafi u dhalatay Ruushka lagu…
Dowlada Ciraaq ayaa maanta oo Khamiis ah bandow kusoo rogtay qaar kamid ah magalooyinka koonfurta dalkaasi oo ay maalmihii lasoo…
Dowlada Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay inay ku guuleysatay Gantaal cusub oo ay ugu talo gashay inay xambaaraan maraakiibtooda bad hoosteeda…
Waxaa weli socda gurmadka dadka wax ku noqday Tsunami ku dhufatay jasiirada Sulawesi, waxaana burbur xoogleh soo gaaray dhulka xeebta…
Shirkada Facebook ayaa sheegtay inay ogaadeen weerarkan Salaasadii lasoo dhaafay, kadib markii kooxo aan la aqoon ay si farsameysan u…
FBI ayaa baareysa eedaymaha lagu soo eedeeyey xaakimka Madaxweynaha Maraykanku u magacaabey Maxkamadda Sare ee Maraykanka Brett Kavanaugh. Madaxweynaha Maraykanka…
Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa khudbadiisii Golaha Qaramada Midoobay si adag ugu cambaareeyey siyaasada Maraykanka iyo Israel. Madaxweyne Cabaas ayaa…
Raysalwasaaraha Israel Benjamin Netanyahu oo kamid ahaa hogaamiyayaasha Khamiistii khudbada kasoo jeediyey Golaha Loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa…
Wasiirka Arrimaha Dibada ee Sacuudiga Adel al-Jubeir oo hogaaminaya wafdiga Boqortoyadaasi ku metalaya shirweynaha Qaramada Midoobay, ayaa khudbad uu kasoo…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo ka qeyb galaya shirweynaha Qaramada Midoobay ayaa Beesha Caalamka ka codsaday taageero dhaqaale oo horleh.…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo markii ugu horeysay shir guddoomiyey kulankiisii ugu horeeyey ee Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa…
Madaxweynaha Dowlada Venezuela Nicolas Maduro ayaa si lama filaan ah uga soo muuqday kulanka Golaha loo dhan yahay ee Qaramada…