Dowlada Nigeria ayaa dalkeeda dib ugu soo celisay boqolaal tahriibayaal dalkaasi u dhashay oo muddo dheer ku xanibnaa wadanka Liibiya.…
Dowladaha Rwanda iyo Ugandha ayaa beeniyey inay qaabili doonaan Qaxootiga ay dooneyso Israel inay tarxiisho. Xukuumada Israel ayaa Arbacadii lasoo…
Dowlada Sacuudiga ayaa lagu wadaa inay maxkamad soo taagto 11 ka tirsan Amiirada wadankaasi oo la xiray kadib markii ay…
Madaweynaha Maraykanka Dowlad Trump ayaa sheegay in uu diyaar u yahay inuu khadka telefonka kula hadlo hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim…
Markab Shidaal sida oo laga leeyahay dalka IRAN ayaa ku gubtay bada wadanka China kadib markii uu ku dhacay Markab…
Wasiirada arrimaha dibada ee dalka Turkey iyo Germany oo sabtidii shalay kulan ku yeeshay dalka Jarmalka ayaa sheegay inay labada…
Xoogaga u dagaalama xuquuqda muslimiinta Rohingya ee dalka Burma ayaa weerar ku qaaday ciidamada dowlada ee ku sugan gobalka Rakhine.…
Diyaarada dagaalka ee dowlada Siiriya ayaa xoojiyey duqeynta deegaanka Quuta (Ghouta)ee duleedka caasimada Dimishiq oo ah goobo ay weli go`adoon…
Ugu yaraan 12 qof ayaa ku dhimatay weerar bambaano oo lala beegsaday Masaajid ku yaal magaalada Gamboru ee gobalka Borno…
Dowlada Norway ayaa xaqiijisay inay joojisay gebi ahaan hubkii ay ka iibin jirtay dowlada Imaaraatiga (UAE). Wasaarada Arrimaha Dibada ee…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo sii wada xiisada uu ka abuuray bariga dhexe ayaa ku goodiyey inuu joojin doono deeqda…
Dowlada Pakistaan ayaa ka jawaabtay cambaareynta uga timid Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo ku eedeeyey dowladaasi inay si hoose u…