Published: April 22, 2022
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/04/Xildhibaan-Hop216-220422-2.jpg)
Mudane Faarax Macalin Bishaar iyo mudane Xassan Aadan Xassan ayaa ku tartamay kursiga tirsigiisu yahay #HOP216 waxaan ku guulaystay kursigan mudane Xildhibaan Faarax Macalin Bishaar.
Kursigan ay leedahay beesha Mareexaan ayaa waxaa horey ugu fadhiyey Xildhibaankii hore Dr.Cabdi Cali Xasan.