CeelWaaq: Xildhibaan Jibriil Cabdirashiid Xaaji oo ku guuleystay kursiga HOP#065

Published: April 22, 2022

Musharax Xildhibaan Aadan Ibraahim Isaaq iyo Musharax Xildhibaan Jibriil Cabdirashiid Xaaji oo ku tartamayay kursiga tirsigiisu yahay #HOP065 ayaa waxaa ku guulaystay Xildhibaan Jibriil Cabdirashiid Xaaji kadib markii uu u tanaasulay musharixii la tartamayay.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *