Ciidamada daalayadaha ku booda ee Ruushka oo galay magaalada Kharkiv, Ukraine

Published: March 2, 2022

Ciidamada dalaayadaha ku booda ee Ruushka ayaa maanta oo Arbaca ah ka degay magaalada Kharkiv ee bariga Ukraine.

Ruushka ciidamadiisa ayaa sidoo kale sheegay inay hareereeyeen magaalada Kherson ee koonfurta Ukraine, xilli uu dagaalku galay maalintii toddobaad.

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky ayaa ku eedeeyay Ruushka Talaadadii shalay “dambiyo dagaal” iyadoo tirada dadka rayidka ah ee dagaalka lagu dilay ay kor u kacday.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *