Dagaalka Magaalada Laascaanood oo todobaadkii 2-aad galay

Published: February 13, 2023

Dagaalka ka socda Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa Todobaadkii 2-aad galay.

Somaliland ayaa weli wada duqeymaha magaalada iyadoo dadka deegaankana ay iska difaacayaan.

Dagaalkan ayaa sababay khasaare kala duwan oo isugu jira dhismasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed.

Xukuumadda Somaliland ayaa horey u balan qaaday xabad-joojin iyadoo aysan taasi hirgalin.

Horseed Media