DFS oo fasaxday Duulimaadka Caalamiga ah muddo 2 cisho ah.

Published: March 21, 2020

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo soo saaray War-saxaafadeed ayaa lagu sheegay in la fasaxay duulimaadyada caalamiga mudda laba maalmood ah, si loo soo qaado mawaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xayiran garoomada diyaaradaha, kadibna uu sii socon doono go’aanka xayiraada duulimaadyada caalamiga ah, si looga hortago cudurKa COVID19.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *