Diyaarad Sida 100 Ton oo Gargaar ah oo Garoonka Muqdisho Ka Degtay- DAAWO

Published: December 17, 2019

Garoonka diyaaradaha ee Aadan cadde ee Magaaladda Muqdisho maanta waxaa ka soo degtay Diyaarad sida 100 Tan oo gurmad loogu talagalay dadkii ku waxyeeloobay fatahaadii webiyada jubba iyo Shabeele ee Koonfurta iyo bartamaha Somaliat

Gargaarkan waxaa Soo dirtay hay’adda u qaabilsan qaramada qaxootiga addunka ee UNHCR

Waxaa garoonka ku sugnaa masuuliyiin ka tirsan dowladda federaalka wasiir howlaha guud wasiir kuxigeenka wasaraadda gargaarka wasiiru dowlaha xafiiska raysal wasaaraha iyo xubno kale oo guddoomay gargaarka.

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *