Diyaaradaha dagaalka Israel oo duqeeyey duleedka Dimishiq, Syria

Published: February 24, 2022

Diyaaradaha dagaalka ee Israel ayaa duqeynmo la beegsaday saldhigyada ku yaal duleedka caasimada Siiriya ee Dimishiq, saaka oo Khamiis ah.

Warbaahinta dowlada Siiriya oo weerarkan xaqiijiyey ayaa sheegay inay ku dhinteen duqeynta 3 askari.

Waa weerarkii 4aad oo ay bishan kaliya Israel ku qaado xarumaha ciidamada Siiriya iyo maleeshiyaadka shiicada ah ee la xulafo ah Iran.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *