28 November, 2020
Wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa warbixin horudhac ah kasoo saartay weerar ismiidaamin ah oo qof naftii hallige…
Wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa warbixin horudhac ah kasoo saartay weerar ismiidaamin ah oo qof naftii hallige ah uu ka geystay maqaayad lagu caweeyo oo ku taalla wadada garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho.
Ugu yaraan 6 muwaadiniin Soomaaliyeed ah ayaa ku dhintay weerarkaasi halka 8 kalana ay ku dhaawacmeen sida uu xaqiijyay taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.
Hoos ka akhriso:
Horseed Media
Wa fiicantahay warbaahintaan