© 2023 Horseed Media Group

golis telecom

Galmudug oo shaacisay guddiga soo xulaya ergada 3da kursi ee ugu danbeeya

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyey liiska xubnaha guddiga ee soo xulaya ergada dooraneysa kuraasta kala ah:

HOP#018

HOP#021

HOP#020

3-daan kursi oo ah kuwii u dambeeyey xubnaha Galmudug ka soo gelaya golaha shacabka ayaa doorashadooda la qabanayaa 15-03-2022, oo ah maalinta u dambeysa waqtigii loo asteeyey in lagu soo gaba-gabeeyo doorashada.

Sida ku cad warqadda jadwalka seddaxda kursi laba ka mid ah waa qoondo dumar, halka kursiga soo haray uu yahay mid u furan inay u tartamaan rag iyo dumar intaba.