Guddiga doorashada Koofur galbeed oo shaaciyay waqtiga la qabanayo doorashada 13 kursi

Published: February 4, 2022

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Koofur galbeed ayaa shaaciyay waqtiga la qabanayo doorashada 13 kursi oo lagu qabanayo magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *