Guddigii dagaalkii Bosaaso oo soo saarey qiimeynta 1aad ee Khasaaraha

Published: April 20, 2022

Guddiga Issimada gobalka Bari u saareen soo qiimeynta Khasaaraha Dagaalkii Boosaaso ka dhacay dhamaadkii bishii December 2021 ayaa soo saarey xog aruurintii ugu horeysay.

Qoraalka Guddiga ayaa lagu xusay in Hantida burburtay lagu qiimeeyey lacag dhan ($807,500), dhimashada 22 qof oo rayid ah, dhaawaca 86 ruux iyo burburka 206 guri.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *